6.4 C
New York
Thursday, April 17, 2025

Buy now

Doodishe oo la sheegay inuu badali doono Xamze

Xukuumadda Dan Qaran ayaa la sheegayaa inay ku howlan tahey sidii ay uga maydhan laheyd wixii ka dhacey Raskambooni Arbacadii 11ka Decembar 2024. Waxay ilo lagu kalsoon yahey sheegayaan in Xasan Sheekh uu doonayo inuu xilka ra’iisul wasaaraha ku badalo Dr. Mohamed Sh. Doodishe oo safiir ka ah dalka Qadar.

Doodishe oo sida la ogyahey kasoo jeeda Gedo ayay xukuumadda Xasan Sheekh ka dhex aragtey inuu ka dhaqi karo ceebtii kasoo gaadhey Raskambooni oo uu ka guulaysan doono maamulka Kismaayo.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles